Afartan talo samee si aad udaryeeeshid wajigaaga iyo maqaarkaaagaba ood caafimaadkiisa u ilaalisid.
Talada koowaad: wajigaaga Ku celceli duugista sidoo kale maqaarkaaga kalana waa lamid isna duugduug todobaadkii ilaa 1- 2 jeer.
Talada labaaad: Ka ilaali wajigaaga cadceeda faraha badan leh, hadii aad cadceeda isku dhigto wakhtibadan dhaawac ayaa wajigaaga iyo maqaarkaaagaba soo gaadhaya.
Talada sadexaad: wajigaaga u nadiifi si joogto ah, inkastoo aynu dad Muslim ah nahay oo nadaafadeenu diinteena kamid tahay hadana maydhista wajigaaga Ku dedaal oo Ka badi 5ta jeer ee salaada loo weyseysto.
Talada afraid: isticmaal daryeeelayaasha maqaarka EE dabiiciga ah, jooji daryeelayaaasha maqaarka EE kiimikalada Ka kooban ama kuwa ay dumarku isku dardaraaan oo Ka kooban dhowrka kiimilood.
Note : Hadaaad intaaa samayso hubaal maqaarkaaga iyo jidhkaaagaba wuxuu noqon mid caafimaad qaba oo dhalaalaya.
