Account kaaga adiga ayaa ka war haya hadii waxyaalo qaldan aad samaysay iska sax akoonka.
Hadii aad samaysay akoomo isku wada magac ah ama isku username ah cildan waa mid ku qabsan karta.
pi network waa company bixinaya fursad cajiib ah taas oo ay muhiim tahay inaad ka faaidaysato, waxa lacag ah kaama arabo, inaad alaab uxaysiiso kaama rabo , inaad wax ugado kaama rabo kaliya wuxuu kaa rabaa inaad kamid noqoto bulsho weynta ku xidan coinkan ee sida maalin laha ah uga faaidaysatada.
companiygan pi network malahan shuruudo adag oo aanad buuxin karin sida companygada kale , waxa kaliya lagaaga baahan yahay inaad buuxiso 9 chechlist kuwaas oo aad ufudud , waxaan kaa caawin kara muuqaalada badan eeen ka duubay pi network kuwaas oo aan soo galiyo si maalin le ah youtybe abshir jeexgeel.
waxa jira oo aan la ogaleyn inaad samayso kuwaas oo akoonkaaga dhib ugaysan kara, taasina waa masuuliyadc adiga ku saaran inaad sida laguugu talogaley u wado wax una sameyso akoonkaaga raacda sida lagu amray.
pi network waxaad maraysaa waxa ladhaho kyc taas oo aad ku marayhso sharcigaaga sida passport ama id card , waxa muhiim ah inaad iska fiiriso ood hubiso maga kuugu qoran inuu yahay kan aad pi network ku samaysanayso, xaataa xarfaha isku eeg.
arinta magaca waxa qalad sameeyey somaali badan oo wali aan marin kyc kuwaas oo qalday magacii ku qornaa passport gooda iyo magaca ay ku qoreen akoonka pi network, magaca ma bedeli kartid wax kabadan 14 maalmood ee ugu horeeya akoonkaaga noloshiisa mooyaane wixii ka danbeeya lama ogola mana bedeli kartid, taas waa masuuliyad adiga kusaaran. hadiinkale wakhtiga ayuunbaa kaa lumaya.
hadii si taas lamida aad samayso akoomo badan oo iskuwada magac ah kuwaas oo aad islahayn waxaad ku uruursadaa pi coin ka , ama aad qaar kamida akoomadaas isku mid ka digto username ka waa dhib kaa hor istaagi doona inaanad kyc marin waxaana dhici doonta in lacagtaada dhan la daadiyo mar.
halkan hoose waxaan kuugu hayaa macluumaad ku saabsan akonkaaga aduu kyc invitation ka kaa raago sida aad ku codsan lahayd in akoonkaaga checking lagu sameeyo, ileen sababta uu kaaga raagay waa cilad, waxaana jira form la buuxiyo
sawiradan hoose oo kuwa kaa caawinaya arintaas.
kusoo biir telegramkan hoose
https://t.me/jeexgeelchannel
1. QAYBTA KOOWAAD