Labada nooc ee xirfadaha u qeybsamaan

 

labada nooc ee xirfadaha u qeybsamaan

Labada nooc ee xirfadaha u qeybsamaan:

Waxaa jira laba nooc oo xirfado ah waxeyna kala yihiin

1-Xirfadaha Farsamada (Technical Skills)

Waa xirfado farsamo ama waxa loo yaqaan xirfadaha adag (hard skills), ha ahaadaana kuwa  xidhiidh la leh takhasuskaaga ama ha ahaadeen kuwo guud.

Tusaalo:

-Inaad awooddo isticmaalka barnaamijyada Microsoft office.

-Awoodda isticmaalka barnaamijka MATLAB

-Barashada comuterka iyo iwm.

Bilawga shaqadaada, diirada saar xirfadaha farsamada, sababtoo ah waxay kaa dhigaayaan qof ka duwan dadka intiisa kale.

2-Xirfadaha Shakhsiyadeed (Personal Skills)

Waa xirfadaha tilmaama ama caddeeyo sifooyinka shakhsiga ah, ama kuwa  loo yaqaano xirfadaha jilicsan (Soft Skills).

Tusaalo:

-Hogaaminta (Leadership)

-Xirfadaha xidhiidhka (Communication Skills)

-Qorshaynta (Planning)

-Xallinta dhibaatooyinka (Solving Problems)

-Qancinta (persuasion skills)

-Gorgortanka (Negotiation skills) iyo iwm

Xirfadahaan jilicsan way kuu caawinayaan, waxayna awood kuu siinayaan inaad hesho jagooyin sarsare oo hoggaaminees iyo maamuleed.

Nala-wadaag fikirkaaga labadaan nooc ee xirfadaha kee adiga kuu muhiimsan oo aad xooga saartaa barashadooda?

Post a Comment

Previous Post Next Post