Digniin kiniinka dumarku isku naaxiyaan dexamethasone

 ðŸš«ðŸš«ðŸ“¢Digniin kiniinkan hablaha somaalidu ula baxday naaxiye/nooleeye (dexamethasone).

Daawadan waxa Ka mid tahay group daawooyin ah oo la dhaho (corticosteroids) waxa loo isticmaalaa in hoos loogu dhigo difaaca jidhka waxaana lagu daweeyaa xanuunadan:-

👉Xasaaasiyada

👉Xiiqda

👉Xanuunada uu keeno ( auto immune) waa xanuuno Ka dhasha markuu difaaca jidhku uu weeraro Isla jidhkaaga ee uu cadow isku arko wuxuuna Ku dhacaa meelkasta oo jidhka Mida.

Daawadan waa dawo aad u khatar badan waaxayna keeni kartaa dhibaatooyinkan:-

👉Faalig

👉Wadno xanuun

👉Wajiga oo Barara iyo jidhka qaybihiisa kale

👉macaan 

👉Dhiig Kar

👉Lafahaaga oo si dhib yar iskaga jaba

👉Indho beeel

👉caaadada oo khalkhal galo

Hadii uu qofku mudho dheer uu qaaadan jiray oo uu iska daayo wuxuu galayaa xaalad la dhaho Addisonian crisis hore ayuuuba Ka dhimanayaa qofku Isla markiiba.

Somaaliyeed daawadan ciyaar iyo kabtan ma gasho waa daawo khatar ah wllhi iska ilaaaliya oo dumarkiina iyo hablihiiina Ka ilaaashada.

Nutritionists: Abshir Mohamed Jeexgeel

1 Comments

Previous Post Next Post